Joomla!

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

8 koox oo ah soomaalida Malaysia ayaa tartamay koob kubada cagta

Kuala Lumpur:-Koob loogu magacdaray Kontan kuuradii ka soo wareegtay markii la abuuray wadanka Soomaalia (50 anniversary of Somalia), Koobkaan waxaa hirgilintiisa iska gaashaday Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee Malaysia & Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia.waxaana ka qeybgalay 8-koox , oo kala ah

1-kooxda Khodxaaleey.
 
2-Kooxda Taman Melati.
 
3-Kooxda Malati Impia,
 
4-Kooxda KLMU.
 
5-Kooxda Idiman.
 
6-Kooxda Safaari Restaurant.
 
7-Kooxda KBB.
 
8-Kooxda Almis. 

waxaana  wareega kowaad u soo gudabay ilaa 4 maalmood, oo kala ah Kooxda Taman Melati.Kooxda Safaari Restaurant, Kooxda KLMU,  Khodxaaleey, ciyaar adag ka dib waxaa wareega

seminalka ah isugu soo haray Taman melati Vs Khodxaaleey. finalka waxaa la ciyaaridoonaa afar maalmood kadib. Koobka aya waxaa intii uu socday u soo daawashad tagi jiray taageeryaasha badan oo kala tirsan Soomaali & malaysian oo jecel daawashada cayaaraha gaar ahaan Kubadda  cagta.

waxaan halkaas laga xusi karaa Kooxda KLMU sababtoo waxeey  soo bandhigeen cayaar wanaag iyo sidoo kale cayaar xirfadeeda aad u soo jiidatay dadkii u soo daawasha tagay. Gabagabadi wareega kowaad wax aa xaflada ka hadlay Xogeeyaha sports ee ururka ardayda Soomaaliyeed ahna wasiirka sports ee Jaaliyadda Soomaalida Malaysia Mudane Mohamed Abdullahi (Jecelow).

asigoo u mahad celiyay qaban qaabiyaasha koobkaan qaas ahaan gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Mudane safiir ceymooy oo suurta giliyay in uu hirgalo koobkaan.waxaana abaalmarino la siin doona kooxda  & laacibiinta ugu wanaagsan iyo dabcan ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan.
 
1-Khodxaaleey  = guduudow ,huseen wira, Anas,

2-taman Melati  = ninje ,nasir yare,bashiir
 
 4-KLMU= juguf, Walcot , abshir
 
5-idiman, mohamedkat kat
 
6-malati impian-sherar, mohamud,  zakaria, hadi
 
7-kbb- lambard, vidij, abduqadir
 
8-safaari, jaya, farhan,abdiqafaar,
 
waxaa kaloo la xusikaraa mohamed iman, (refree),  & gudigga maamulaayay koobkaas sida
wasiirka Sport  mohamed abdullahi jecelow, Mr Ali nasir & dad kale oo aan halkaan lagu soo koobo karin. 
 

Last Updated on Sunday, 19 December 2010 12:10
 

kahof cuop

  Bishii December 2010  ayaa lasoo gababeeyay tartan ciyaaro Kubadda cagta ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia (SSSM), tartaankaan waxaa sitoos u hagaayay Gudoomiye ku xigeen ururka ardayda Soomaaliyeed Mudane Abdullahi ali Mohamed (Suldaan) & Hogaamiye sare ee ururka Mudane Cabdiraxmaan Ceymoy. Sidaasna waxaan kazoo xiganay Ahme

Last Updated on Sunday, 19 December 2010 11:41 Read more...
 

rurka Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia waxuu soo saaray kaarka xubinimadda Ururka

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia waxuu soo saaray kaarka xubinimadda  Ururka, Arday kasta waxaa laga doonayaa inuu codsado kaargaan, kaargaan ayaa ah mid  muhiim ah,  Ardaykasta  uu xaq u siinayaa inuu  qasbado wax yaalo  farabadan, waxii   macluumaad ah  Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia waxuu soo saaray kaarka xubinimadda  Ururka, Arday kasta waxaa laga doonayaa inuu codsado kaargaan, kaargaan ayaa ah mid  muhiim ah,  Ardaykasta  uu xaq u siinayaa inuu  qasbado wax yaalo  farabadan, waxii   macluumaad ahwaxaad ka heli kartaa ururka ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia ama gudoomiye ku xigeenka ururka  Mudane Abdulaahi Ali (Suldaan)  0123578063 ama xogeeyaha dhaqaalaha Ahmed Baana  0172095385.  

Last Updated on Sunday, 19 December 2010 11:44
 

Scholarships for International Students

Malaysia has many Scholarships for International Student such as Corporate Scholarships,  Government Scholarships, University Scholarship, Other Scholarships but the premier scholarship is the Malaysian Technical Cooperation Programme (MTCP),
Read more...
 

Maamulka cusub ee ururka Ardayda Soomaaliiyeed 2010/2011

Waxaa Jaamacadda weyn ee UIA-da ee dalka Malaysia iskugu yimid boqolaal Arday oo Soomaali ah iyadoo lagu dooranaayey gudoomiye cusub halka uu goob-joog ka ahaa gudoomiyihii hore ee Ardayda Soomaaliyadeed isagoo jagada gudoomiyenimo ku wareejiyey gudigii tirinaayey codeynta Ardayda dhiibatay.

 

Last Updated on Wednesday, 28 July 2010 02:57 Read more...
 

xogeeyaha arrimaha gudaha ee ururka (SSSM) oo loo doortay gudoomiyaha Ardayda Reer Somaliland

waxaa Magaalada Kuala lumpur lagu qabtay kulan balaadhan oo ay ka
soo qayb galeen Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Malaysia
Kulan Sannadedkan oo lagu lafa-guro Hawlaha Ardayda Reer Somaliland
 ee Dalka Malaysia  iyo weliba sidii Sannad walba loo dooran lahaa
Gudoomiyaha  cusub ee Ururku yeelan doono. waxaana doorashadaas
ku guuleeystay Mudane Mubarik Abdillahi ( Qarxiye) hadaba Ururka    
ardayda soomaaliyeed malaysia ayaaa hanbalyo u diraa mudane
Qarxiye Kadib markii uu ku guuleeystay doorashadda Ururka Ardayda
ee ree SL Malaysia. mubarik (Qarxiye) ayaa  ah nin soomaalida
Malaysia aad u xushmeeyso,  sidoo kale Qarxiye waxuu ahaa
xogeeyaha arimaha gudaha  ee ururka ardayda soomaaliyeed ee
loosoo gaabiyo SSSM. xiligi 2008/2009,  Mudane Qarxiye ayaa loo
 argaa qof xeriir fiican la leh dhamaan soomaalida sidoo kale waxuu
xushmad ku leehay jaaliyadda soomaaliyeed ee Malaysia  taasoo
suurta galisay  ineey dhinacyadda oo dhan ku kalsoonaadaan.

Last Updated on Wednesday, 29 April 2009 02:03
 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »


Page 1 of 56
Banner

Statistics

Members : 2587
Content : 340
Web Links : 5
Content View Hits : 399387

Who's Online

We have 2 guests online

Polls